Farmaajo oo Madaxda Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir isugu yeeray & Puntland oo …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Maamulka Gobolka Banaadir . Wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir inay shir (ice … Continue reading Farmaajo oo Madaxda Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir isugu yeeray & Puntland oo …